Tirinta codadka Wareega 1aad ee doorashada Aqalka sare ee Hirshabelle oo dhamaatay

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey codbixinta wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle, iyadoo ay socoto tirinta codadla Kursiga koowaad waxaa ku tartamaya Muuse Suudi Yalaxow Cabdullahi Sheekh Xasan Axmed Xasan Cadow Daaci Dr. Xasan Cadaay Cali. Illaa hadda tirinta codadka waxaa ku horeeya Senator Muuse  Suudi Yalaxow oo difaacanaya kursigan. Musharaxii … Continue reading Tirinta codadka Wareega 1aad ee doorashada Aqalka sare ee Hirshabelle oo dhamaatay